Surah 112 · 4 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Ikhlas in Somali

In English with tafsir

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

112:1

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

Dheh: Isagu, Allaah waa Mid Keliya

112:2

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

Allaah waa ma baahdaha loo baahdo

112:3

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ

Ma dhalin, lamana dhalin

112:4

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ

Oo ma jiro axad u dhigma

Translation: Abdullah Hasan Jacob.