Surah 113 · 5 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Falaq in Somali

In English with tafsir

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

113:1

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ

Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha)

113:2

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ

Sharka waxa uu abuuray

113:3

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ

Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo

113:4

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ

Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah)

113:5

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ

Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo

Translation: Abdullah Hasan Jacob.