Surah 97 · 5 verses · Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Qadr in Somali
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
97:1
إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ
Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qaddarka
97:4
تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٍ
Malaa’igta iyo Jibriil baa ku soo dega Idanka Rabbigood arrin walba darteed
Translation: Abdullah Hasan Jacob.